Gallery

Ocster Backup Free Download : wuxuu kaaga samaynayaa windows kaaga Backup

Ocster Backup  Ocster Backup : software kaan wuxuu back up kaaga samaynayaa windows kaaga software kaan oo ah software aad u quwad wayn si dhaqso ahna kuugu soo celin kara wixii kaa dhumay ama crash uu kaa gaaray .

 software kaan waa qaabka ugu sahlan ee lagu sameeyo Backup oo ah in uu copy kaaga samaynayo Windows kaaga kadib hadduu Virus ku dhufto ama uu crash garoobo windows kaaga . sidiisii hore kuugu soo celin kara .

 waxaad kaloo backup uga samaysan kartaa softwarada ama waxyaalaha muhimka kuu ah ee kuugu jira computerkaaga adoo ka cabsanaya in ay kaa dhumaan . waxaad ku samaynaysaa Backup kadib haday wax kaagaaraan HDD gaaga ama Hard Drive Disk Si fudud ayuu u soo celin karaa .

 software kaan oo mudan in aad tijaabisaan Download kiisa waxaad ka heli kartaan dhanka hoose ee page ka .

……………………………………………………………………………………………………

softwaer kaan wuxuu ku shaqayn karaa dhammaan Os /win /7 winx iyo vista

software kaan waa lacag la,aan

baaxadda software kaan waa 24 M.B KU Dhawaad

……………………………………………………………………………………………………

Halkaan hoose Ka Downlaod Garayso :

my animation Downlaod

………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Waxaa soo diyaariyay :  Ahmed Mohamed Farah

waxaad nagala socon kartaan :

facebook.com

Youtube.com

Twitter.com

……………………………………………………………………………………………………………………………………….

SIDAAD UGU LAABATID Bogga hore halkaan riix

Advertisements

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s