Gallery

Video To Gif Converter free download : sidee video uga dhigi kartaa sawiro dhaqdhaqaaqaya

free video to gif converter icon Software kaan wuxuu kuu sahlayaa sidaad video uga dhigi lahayd sawir dhaqdhaqaaqaya kaas oo loo yaqaan  .Gif

 

software kaan oo ah free download lacag la,aan waxaan uGu tala galnay ardayda jecel softwarada . qaabka software kaan aad ayuu u sahlan yahay mar walbana waxaad ka dhigaysaa .GIF markaad save garaynaysid .

 

 

nooc yada videos ka aad u badali kartid .Gif  :

 Avi ( DivX/XviD )   Aadoo ka dhigi kara GIF

 Vmv      Adoo u badali kara Gif

 MPEG   Adoo adoo u badali kara GIF

 FLV      Adoo u badali kara GIF

 MOV   Adoo u badali kara GIF

 3GP    Adoo u badali kara GIF

 VOB   Adoo u badali kara GIF

 MKV   Adoo u badali kara GIF

 RMV Adoo u badali kara GIF

Flv adoo u badali kara  GIF dhammaan inta badan vedios ka waxay ku shaqeeyaa waa kuwaan . Software kaan waxaad ku xayasiin kartaa action laacib sports ka tusaale ahaan marka uu gool dhalinayo ama googooyn samaynayo iyo wixii la mid ah

Ka soo Download garayso halkaan hoose :

my animation Downlaod

 

………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Waxaa soo diyaariyay :  Ahmed Mohamed Farah

waxaad nagala soo xiriiri kartaa :

facebook.com

Youtube.com

Twitter.com

……………………………………………………………………………………………………………………………………….

Ku laabo bogga hore ee amiirproduct

Advertisements

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s