Gallery

Registry Reviver Free Downlaod: sidaad u nadiifin lahayd Registry ga computerka

computer_virussoftware kaan wuxuu tirtirayaa dhammaan waxyaabaha  gala registary ga oo ka dhgia computerka culayska una keeni kara in uu computerkaagu aad u gaabiyo

software kaan oo nadiifinaya registry ga asagoo baaritaan guud ku samaynaya dhammaan waxyaabaha gala registry ga kadibna ka nadiifinaya .

registry ga oo markuu buuxsamo keena in uu computerkaaga culays noqdo .

software kaan oo helay abaalmarino badan oo caalami ah halkaas oo uu ka helay website yo can ah oo qiimayn ku samayeeya softwarada maalin walba soo baxa .

 Sawirada inter face ka hore ee software ka iyo sida aad u isticmaali lahayd :

sawirka  koobaad :

2sawirka sedexaad:

3sawirka afaraad:

4sawirka shanaaad:

5

Ka soo Downlaod garayso halkaan software ka :

my animation Downlaod

………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Waxaa soo diyaariyay :  Ahmed Mohamed Farah

waxaad nagala soo xiriiri kartaa :

facebook.com

Youtube.com

Twitter.com

……………………………………………………………………………………………………………………………………….

Ku laabo bogga hore ee amiirproduct

Advertisements

4 comments on “Registry Reviver Free Downlaod: sidaad u nadiifin lahayd Registry ga computerka

  1. aad ayaan uGu farxay wesitkiinan wax walba laga helayo aad baan uga helay thank u for all but l need help because l don’t have registry reviver product key inaas ayaan idinka codsanayaa fadlan iisoo dira waxaan ahay arday ku nool Ethiopia mana iibsan karo key ga registry reviver ka please and please iigusoo hagaa jiya emailkayga

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s