Gallery

Teamviewer 2013 FREE Downlaod : Sidee Computer uga hagi kartaa adoo meel kale jooga

teamviewerSoftware kaan wuxuu kuu sahlayaa sidaad uga hagi lahayd computer adoo meel kale jooga .

software kaan Teamviewer waxa uu qabtaa wax yaalo aad u fara badan oo ah Transfer Data ama sida la iskugu diri lahaa waxyaalaha datada ah oo nooc walba ah sida :

Softwarada

videos ka

qoraalada

sawirada

iyo wax walba oo aad u baahan tahay .

waxaad kaloo software kaan kuu sahlayaa in aad ka hagtid computer meel kale adoo jooga Tusaale ahaan .

adoo jooga Somaliya / Galkacyo tusaale ahaan ayaad Computer sxbkaa leeyahay ama aad uga soo tagtay wadan kale sida America ama yurub ayaad halkaas waxaad rabtid kala soo Bixi kartaa ama ama Hadduu kharaabo oo u baahan yahay Hagaajin ayaad halkaas computerkaa ka dhex gali kartaa oo aad u hagaajin kartaa qofkaas wixii ka halaabay oo aad adigu khibrad u leedahay ama laguugu hagaajin karaa .

markaad u baahan tahay in aad Computer kaas dhex gashid waxaad u baahan tahay in aad ku Gashid  ID + PASSWORD oo ah in aadan password la,aan aadan iska gali Karin computer walba . ee password kaas aad ku galaysid .

SIDAAD UGU DAJIN LAHAYD UNA ISTICMAALI LAHAYD RAAC SAWIRADA HOOSE :

A –  Ku dajinta Software ka  :

SAWIRKA 1aad :

TeamViewer-Step-1

Markuu Download ka kuu dhammaado Fur ( Open ) Software ka sidaad ugu dajisid

Sawirka 2aad :

TeamViewer-Step-2

Dooro Install sidaad ugu dajisid software ka .

Sawirka 3aad :

TeamViewer-Step-3

Dooro Personal/ Non-commercial use

Sawirka 4aad :

TeamViewer-Step-4

Dooro advanced settings  Baraha hagayaasha software ka kadib  Riix  Accept – Finish

Sawirka 5 aad :

TeamViewer-Step-5

Dooro use Teamviewer Meeting add-in For Outlook kadi riix  Finish

Waad ku guulaysatay ku dajinta software ka waana dhammaday markaad halkaan soo gaartid

Qaabka loo isticmaalo software ka TeamViewer :

Sawirka 6aad :

TeamViewer-Step-6Waakan face ka hore ee software ka TeamViewer

Waxaad galinaysaa ID GAAGA PASSWORD

Sawirka 7aad:

TeamViewer-Step-7

waxaan rajaynayaa in aad fahanteen waad mahadsan tihiin , hoos ayaad ka soo dagsan kartaa software ka .

Software ka Teamviewer Halkaan hoose ka soo DOWNLOAD Garayso :

my animation Downlaod

Baaxadda software kaan waa : 6.6 MB

Waxaan rajaynayaa in aad la dhacdeen software kaan iyo Casharadii horay uga baxay page ka , fadlan wixii su,aal ah nagala soo xiriira baraheena internetka ee dhanka hoose ka muuqda Waad mahadsan tihiin .

………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Waxaa soo diyaariyay :  Ahmed Mohamed Farah

waxaad nagala soo xiriiri kartaa :

facebook.com

Youtube.com

Twitter.com

……………………………………………………………………………………………………………………………………….

Ku laabo bogga hore ee amiirproduct

Advertisements

One comment on “Teamviewer 2013 FREE Downlaod : Sidee Computer uga hagi kartaa adoo meel kale jooga

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s