Gallery

Bluetooth : sidee computerkaaga ugu isticmaali kartaa bluetooth

bbluetooth-pcluetooth ka Computarka waxaad u adeegsan kartaa In laguugu soo diri karo kuna diri kartid dhammaan vedios ka qoraalada sawirada asagoo si dhaqso ah kuugu diraya ayna aad u sahlan tahay qaabka bluetooth ka dirida iyo heliada macluumaadkii laguu soo diray .

Macluumaad ku saabsan software ka :

Wuxuu la shaqeeyaa dhammaan :

Os/  Win/XP/7/LINUX

Waxaa soo saartay software ka :

shirkadda Bluetoothinstaller

Waa lacag la,aan software ka free download

Baaxadda software ka  :

1.8 M.B

Ka soo Downlaod garayso hoos :

my animation Downlaod

waxaan rajaynayaa in aad la dhacdeen casharkaan iyo casharadii horay uga baxay page ka fadlan hadaad haysid wax su,aal ah oo ku saabsan Computer ka waxaad nagala soo xiriiri kartaan baraheena xiriirka mahadsanid .

………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Waxaa soo diyaariyay :  Ahmed Mohamed Farah

waxaad nagala soo xiriiri kartaa :

facebook.com

Youtube.com

Twitter.com

……………………………………………………………………………………………………………………………………….

Advertisements

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s