Gallery

Soo codso sidaan kuugu samayno cover ka ugu quruxda badan ee facebook gaaga

free somali covers    Free Somali Covers:  Waxaan diyaar u nahay in aan ka soo jawaabno sida ugu macquulsan codsiyadiina ku aadan qofkii u baahan in aan u samayno COVER cabirkiisu ku haboon yahay facebook gaaga ama youtube kaaga kaas aan ugu tala galnay dhammaan akhyaarta meel walba ay joogaan .

Waxaan diin la diyaar nahay mar walba in aan idin samayno noocyada ugu quruxda badan ee covers ka kaas oo aad ku isticmaali kartid Face book gaaga Youtube kaaga IYO sidoo Kale Twitter kaaga .

anagoo Qofka soo codsaday isku dayayna in aan uga soo jawaabno codsigiisa waqtiga ugu dhaqsiyaha badan sida macquulka ah .

Covers kaasoo lacag la,aan ah oo aanan anagoo samaynayna coverkaas nooc walba uu ahaado hadduu yahay Wax barasho , Siyaasad , bashaalka dhalinta ,Madadaalo , Dhanka diinta iyo Qaybaha kala duwan ee aad u baahan tahay .

cover kaas sidaan idiinku samayno waxaad nagala soo xiriiri kartaan :

Amiirproduct.@gmail.com

sidoo kale waxaad massage noosoo dhigi kartaan facebook / hoygena aan ku leenahay .

uma soo jawaabi karno qofkii casharkaan ama casharadii horay u baxay Comment ahaan nagu soo codsada .

wixii commenti ah waa gaar lkn codsiyada khaaska ah Waxaad gaar noogu soo diri kartaan EMAIL Kan Amiirproduct@gmail.com .

Waad mahadsan tihiin akhyaarta meel walba aad joogtaan

By: ahmed mohamed farah

………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Waxaa soo diyaariyay :  Ahmed Mohamed Farah

waxaad nagala socon kartaan :

facebook.com

Youtube.com

Twitter.com

……………………………………………………………………………………………………………………………………….

SIDAAD UGU LAABATID Bogga hore halkaan riix

Advertisements

2 comments on “Soo codso sidaan kuugu samayno cover ka ugu quruxda badan ee facebook gaaga

  1. Having read this I thought it was really informative. I appreciate you finding the time and effort to
    put this information together. I once again find myself spending a lot of time both reading and posting comments.
    But so what, it was still worthwhile!

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s