Gallery

soo Dagso waa diyaar lacag la,aan ( CCleaner Latest version 3.26.1888 free download )

Download Latest CCleaner Pro Cracked Version 4.02.4115-CCleaner Logo  waxaa diyaar ah software muhim ah software kaas oo nadiifiya waxyaalaha culayska ka dhigaya comptuerkaaga asagoo nadiifinaya meelaha ay galaan waxyaabaha aan loo baahnayn kuwaas oo computerkaaga ku dhex jira .

tusaale ahaan marka aad browsers ka isticmaashid ama aad facebook furtid ama Windows live masseger ka waxaa jira qoraalada aad qortid in ay computerke ku harayaan ama waxyaaba softwarerada aad ku samaysay tusaale ahaan photoshop ama wax yaalo kale aad computerka ku isticmaashay ama aad waxyaabo tirtirtid waxay galayaan Recycle Bin ka .

sidaas darteed waxa computerkaaga culayska ka dhiga waa waxyaabahaas aan loo baahnayn oo comptuerkaaga ka buuxa adna aadan u jeedin . sidaas darteed software kaan waxa uu nadiifinayaa si garantii ah meelaha ay galaan waxyaabahaas aadan u baahnayn asagoo ka dhigaya compterkaaga mid ka dhaqsiyo badan sidii hore uu ahaa .

ka daawo sawir ka wajiga hore ee software ka aad uu u sahlan yahay :

ccleaner1

550px-Use-Ccleaner-Step-9

sidoo kale waxaad uninstall ku samayn kartaa softwarada aad rabtid in aad computerkaaga ka tirtirtid software kaan oo ka saari kara dhamaan waxyaaba software ka la socda .

waxaad ka soo Download garaysan kartaa batoonkaan hoose :

my animation Downlaod

aad baad u mahadsan tihiin dhamaan akhyaarta waxaan rajaynayaa casharkaan in uu idin cajabiyay oo aad ka faa,idaysateen . wixii cashar ah oo ku saabsan software ama dissing  iyo wixii ku tacaluqa coomputerka waxaad nagala soo xiriir kartaan baraha hoose .

………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Waxaa soo diyaariyay :  Ahmed Mohamed Farah

waxaad nagala soo xiriiri kartaa :

facebook.com

Youtube.com

Twitter.com

……………………………………………………………………………………………………………………………………….

Ku laabo Bogga hore

Advertisements

One comment on “soo Dagso waa diyaar lacag la,aan ( CCleaner Latest version 3.26.1888 free download )

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s