Gallery

Ka Downlaod garayso ciyaarta aqoon kororsiga ah ee من سيربح المليون

1305292611waxaa halkaan ka soo dagsan kartaa cayaarta Man sayarbax malyuun (من سيربح المليون) oo lacag la,aan ah free man sa yarbax malyuun waa barnaamij aad u tayo sareeya kaas oo kaa caawinaya su,aalo badan oo cilmiyaysan oo ku qoran afka carabiga, waxaa barnaamijkaan daadihinaya joorji Qardaaxi (George Kurdahi) .

cayaartaan oo kaa dhisaysa dhanka aqoon kororsiga hadaad fahmaysid afka carabiga aad ayay kaaga dhisaysaa dhanka aqoon kororsiga , waxaad halkaan ka soo Downlaod garaysan kartaa Tartan aqooneedkii  sanadii ugu danbaysan oo ah 20013 waa free lacag la,aan horay ka soo dagso kadib ku Install garee mobile kaaga ama computerkaaga .

Tartan aqooneedkii 2013 ka soo Downlaod garayso halkaan :

                              Downlaod garayso ama  halkaan ka downlaod garayso

hadaad leedahay android ama Galaxy waxaad ka soo dagsan kartaa Website kaan   Riix halkaan

isku nooc ma qaataan Computerka iyo mobile android  way kala baaxad wayn yihiin marka sidaas ula soco sxb .

aad baad u mahadsan tihiin dhammaan akhyaarta soo booqatay website ka intaan casharkaan cashar la mida ku kulmayno waxaan idin leeyahay asc kulanti wacan oo wanaagsan .

………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Waxaa soo diyaariyay :  Ahmed Mohamed Farah

waxaad nagala soo xiriiri kartaa :

facebook.com

Youtube.com

Twitter.com

……………………………………………………………………………………………………………………………………….

Advertisements

One comment on “Ka Downlaod garayso ciyaarta aqoon kororsiga ah ee من سيربح المليون

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s