Gallery

Google chrome version 28 free Download ( Hadda ayaad Download garaysan kartaa)

Google chrome

waxaa diyaar ah  Google chrome version kii ugu danbeeyay 28 oo free download ah lacag la,aan bilaash ayaad ku soo dagsan kartaa waana browser ka loogu isticmaalka badan yahay dunida oo idil .

browser kaan oo ah kan ugu dhaqsiyaha badan markaad safxadaha internetka isticmaalaysid dhaqso ayuu kuugu furayaa asagoon wac culaysa lahayn  wajiga hore ee barnaamijka aad u qurux badan yahay .

browser kaan oo  ay soo saarto shirkada google.com  waa browser ka ugu fiican dunida oo idil sanadihii ugu danbeeyay ilaa maanta halka ay jiraan browsers kale oo ayagana la isticmaalo  .

Fiiri sawirada hoose ee browsers ka :

browseer-ison=asdfasdf

 

 waxaad ka soo Downlaod garaysan kartaa batoonka hoose :

my animation Downlaod

akhyaareey aad baad ugu mahadsan tihiin soo booqashadiina  waxaan rajaynayaa in aad ka hesheen casharkaan iyo casharadii hore ee baxay waxaad kaloo kala socon kartaan casharada facebook iyo youtube sidaad u gashid qoraalka hoose ee facebook ama youtube riix dushiisa waad mahadsan tihiin .

………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Waxaa soo diyaariyay :  Ahmed Mohamed Farah

waxaad nagala soo xiriiri kartaa :

facebook.com

Youtube.com

Twitter.com

……………………………………………………………………………………………………………………………………….

Advertisements

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s