Gallery

Fursad qaali ah: waxad website kaan ka helaysaa free domain name free ah

internet browser ka faa,idayso fursadu yaysan ku dhaafin waxaa diyaar ah free domain name aan ilaa noloshaada aad isticmaalaysid kii aad doontid ee .com .net .me  .org ayadoon wax sharuud ah laguug xirayn ka faa,idayso yaysan ku dhaafin fursada .

waxaa lagaaga baahan yahay oo kaliya ilaa 30 qof aad ku soo xirtid website kooda kadib waxaa lagu siin tusaale ahaan website magaciisu yahay http://www.amiirproduct.com oo lacag la,aan ah .

aan idin bayaamiyee akhyaareey waa maxay Domain name ?

domain name waa magaca website ka aad u bixin lahayd tusaale ahaan sida  amiirproduct.com ama somalijournal.com iyo wixii la mid ah kaas oo qiimaha markaad iibsanaysid domain name uu sanadkii yahay  tusaale ahan shirkadaha iibiya domain name ka sida shirkada caanka ah ee GODADDY.COM  sanadkii waa 12.99 waa 13 dolar calashaan meesha uu 5tii sano ka noqonayo 73 qiyaas ahaan oo wax yar dhiman .

Macluumaad ku saabsan Domain name iyo Web Host  halkaan hoose ka akhriso :

waa maxay Domain name ?           waa maxay Web host?

website kaan oo magaciisa la dhaho freedomainfactory.com dushiisa gujji sidaad u gashid

waxaad ka helaysaa free domain name for free lacag la,aan ah oo inta noloshaada ka dhiman aad isticmaali kartid xataa iska daa noloshaadee ciyaalkaagu ay kaa dhaxli karaan . kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk .

Hadaan wax idinkaga taabto qaabka aad isku diiwaan lalinaysid dhawaan ayaan sawirada idiin soo dhigi doonaa oo sharaxaya sidaad isku diiwaan galin lahaydeen lkn hada qoraal ahaan waxaad marka ugu haraysa galaysaa website ka   freedomainfactory.com 

kadib waxaad tagaysaa mesha isdiiwaan galinta  ee Registration  waxaa kuu soo baxaya sedex meelood oo kala ah :

1- gali magaca website ka aad rabtid adoo raacinaya  .com ama .net ama .me  ama .orge   tusaale ahaan waxaad magaca website kaaga ka dhigaysaa  Amiirproduct  meesha ka horaysa waxaad dooran midkii aad rabtid .com .net ama .org  .

2- Godka ku xiga gali magacaaga tusaale ahan Ahmed  ama Mohamed

3- gali godka sedexaad ee banaan Emailkaaga   iyo Password kaaga    ogow email ka iyo Password ka aad galinaysid waa Email kaad ku gali lahayd Domain name kaaga   Tusaale ahaan amiirproduct@gmail.com ama hotmail iyo yahoo cinwaankaad rabtid oo aad ku gali lahayd domain name kaaga ayaad gain kartaa .

kadib war qad ayuu kuugu dirayaa Email kaad galisay  , kadib Email kaagii baad furi waxaad ku dhufan link uu kuu soo dirayo , kadib linkigaas ayaad dushiisa galin waxa uu ku leeyahay ku gal Emailkii iyo Passwordkii aad marki hore soo galisay godkii sedexaad ee aad horay usoo iticmaashay .

kadib waad galin waxa uu kaa codsan in aad 30 qof in aad ku soo xirtid ama  habda intuu ku siiyo qof in aad ku soo xirtid website kiisa kadib sidaas ayaad ku mulkiyaysaa Domain name kaas . aadaana iska leh inta noloshaada ka dhiman ilaa waligaa .

akhyaareey naga raali noqda casharkaan sawiro aan idin ku fahan siiyo ma soo galin lkn mar dhow iga fila in aan dib usoo galiyo .

waad mahadsan tihiin meel walba aad joogtaan akhyaarta intaan kulanti danbe ku kulmi doono amaana allaah asc .

………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Waxaa soo diyaariyay :  Ahmed Mohamed Farah

waxaad nagala soo xiriiri kartaa :

facebook.com

Youtube.com

Twitter.com

……………………………………………………………………………………………………………………………………….

  

Advertisements

One comment on “Fursad qaali ah: waxad website kaan ka helaysaa free domain name free ah

  1. Your style is really unique compated to other folks I’ve read stuff from.
    Many thanks for posting when you’ve got thee opportunity, Guess I’ll just book mark this blog.

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s