Gallery

hadda ayaad dirsan kartaa message bilaash ah meeshad rabtid

Free call jsms pic waxaa diyaar ah ilaahay idankiis website aad  ka diri kartid maaseej (message ) bilaash ah kaas oo aad u diri kartid wadan kasta oo caalamka iyo number walba aad rabtid in aad u dirtid .

website kaan oo aan u baahnayn wax is diiwaan galin ah oo aad horay ka galaysid kadibna aad massage kaaga dirsan kartid .

website kaan oo magaciisa la dhaho jsmsfree.com aan ani gacantayda ku tijaabiyay in ka badan 3 jeerna aan numberkayga u soo diray massage dad kalana aan u diray waxaad dirsan kartaa inta aad rabtid .

lkn inta badan hadaad isticmaalaysid internet khadkiisu culus yahay waxa uu ku lee yahay error baa jira lkn sidaad u xalin lahayd casharka ayaan ku sheegi doonaa .

sidaad ku ogaatid qaabka aad u dirsan lahayd message ka fadlan raac sawirada hoose:

Marka ugu horaysa gal website kaan   fadlan riix halkaan

kadib waxaa kuu soo baxaysa sawirkaan hoose ee shaashadda kaaga muuqda:

Free call jsms 1- numberka ku qor adoon raacin 00 ( eber eber )

calashaan ha raacin eber eber

2- ku qor qoraalka aad diraysid

3- ku qor meesha hoose qoraalka dusha ka muuqda qaybta sedexaad sida sawirka ka muuqata .

marka aad qortid numberkaaga qoraalka aad diraysid iyo xarfaha qoraalka qaybta sedexaad waxaad gujinaysaa Submit SMS

mararka qaar uu khadkaagu yahay daciif ama website ka error soo galo waxaa soo baxda sidatan hoose :

eror haday kugu dhacdo sidaan oo kale fadal riix meesha falaarta cas kuu tilmaamayso ee Refresh  ama F5 Dhanka kayboorka riix , kadib wuu dirsamay massage kaagii ku dhihi maayo lkn asagaa horay ka dirsamaya .

marka ugu horaysa waxaa lagaa rabaa sidaad u ogaatid in uu run yahay in website kaan wax laga diri karo calashaan sidaan kuu qanciyo . numberkaaga aad wadatid ama qof sxbkaa ah oo kula fadhiya numberkiisa ku dir message sidaad u tijaabisid .

hana moogaan mar walba oo uu eror soo saaro ama ku dhaho Resource Limit Is Reached  ama wixii la mid ah Refresh ku samee adoo adeegsanaya falaarta sawirka labaad ee casharka ama F5 Mid kood si caadi ah ayuu kuugu shaqayn doonaa insha allaah waana hubaal anaa tijaabiyay dhowr jeer .

waad mahadsan tihiin akhyaarta meel kasta aad joogtaan aad baan idiinku mahad celinyaa soo booqashadiina .fadlan like ama share ku samee casharkan iyo casharadii horay u baxay siday asxaabtaada kuula wadaagaan mahadsanid.

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………….

Waxaa qoray : axmed maxamed farax                                                                                              waxaad nagala soo xiriir kartaa : facebook / Twitter Youtube

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………….

Advertisements

4 comments on “hadda ayaad dirsan kartaa message bilaash ah meeshad rabtid

  1. asc walaal aad baad ugu mahadsantahay casharkan aad noo soo gudbisay balse waxaan ku weydiin lahaa markaan dalka u dirayno ma eber eber qudha baan ka reebnaa mise ilaa 252ka

  2. walaalkay jaamac marka aad massage u diraysid tusaale ahaan: number somaliya ah markaad message u diraysid waxaad ka dhigaysaa 2526 ama 2529 ama 2522 habda gobolkaad message u diraysid ka reeb eber eber ha ku darin . waad mahadsan tahay thanks.

  3. ASC
    walaal aad ayaan kuugu mahad celinayaa walaal ilaahay hakuu fududeeyo adna hawlahaaga waayo waxaad dadk u faa iidaynaysaa wax fara badan
    lakiin walaal waxaan kaa codsanayaa inaad so kordhisid casharada aad bixisid si in badan looga faiidaysto walaal ilaahay hakaa abaal mariyo

  4. aad ayaa u mahad san tahay walaal, wer gele dharin yarada somaliyed asxabtada ayagana eneey sidaada o qale cilmigooda sadaqeestaan. ilaahey waxaa jeceshay oo qerkujiro inu ilaah ku sahlo. aamin

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s