Gallery

Sidee ku ogaan kartaa specifications computerkaaga Os=windows 7

toshiba-11q4-C655D-S5336-cover-lg

waxaan casharkaan ku baran doonaa sida aad ku ogaan lahayd specifications computer kaaga ( muwaasafaadkiisa ) .
waana waxa ugu muhimsan oo markaad computer iibsanaysid aad u baahan tahay in aad ogaatid .
sida xawaaraha computerkaaga iyo baaxadda ama mugga uu leeyahay compterkaaga inta uu qaadi karo .
 
 
 
 
 
 
 
shirkadaha soo saara computerada sida TOSHIBA/Dell/lenovo/Hp  iyo shirkado kale oo badan oo computerkooda dunida ugu caansan soo saara .
markaad iibsanaysid waxa ugu horeeya waa in aad ogaataa  sida:
01- processor
02-RAM
03-Hard Drive
04-Optical drive
05-Display
06-Operating system
07-Bettery
08-Bluetooth
09-Communications
10-Connections
11-Camera
12-Sound
13-Weight
anagoo casharada soo socda ku bayaamin doona specifications computerka qaybahaan aan horay u soo sheegnay mid walba waxa uu qabto iyo faa,idooyinka uu kuugu leeyahay computerkaaga markaad iibsanaysid .hadaba yaanan hadal kugu daaline sideedaba computerada laptops ka ah laba meelood ayay uga qoron yihin macluumaadkaan meesha koobaad oo ah inta aadan computer ka furin ka eeg dhanka hoose ee laptop ka ee salka ama fadhiga meesha uu computerka ku fadhiyo warqad koolada ah ee ku dhagan ama buugga uu wato computerka  ama meesha labaad oo ah markaad computerka shidid ama daartid ka eeg meeshaan Tag ama aad my computer kadib right click dheh ( Gujji )  dhanka bidix ee muuska waxaad Gujinaysaa properties .Fiiri sawirka hoose ee Casharka :

my computer to properties

Kadib waxaa kuu soo baxaya sidatan hoose :

8-1-2013 4-22-31 AM

Fiiri meesha goobaabinta ama afar geeska ah ee falaaruhu kuu tilmaamayaan .

sidaad u waynaysid sawirka hadduu yar yahay fadlan riix sawirka dushiisa .

Waxaan rajaynayaa casharkaan in aad baratay sidaad ku ogaan lahayd specifications computerkaaga casharkaan oo ah casharada basic ga ama biloga ah waxaan dhawaan hadduu rabi idmo ku soo biirin doonaa specifications ama muwaasafaadka computerka oo faahfaahsan oo aan ku baran doono mid walbo waxa uu qabto iyo faa,idada uu u leeyahay computerkaaga .

intaan casharkaan casharka xiga ku Kulmi doono waxaan idin kaga tagayaa sidaas iyo nabad galyo Ramadaan Kariim .

………………………………………………………………………………………………………………………………………….

Waxaa Qoray : Ahmed Mohamed

facebook : facebook.com/amiirtutorials       youtube : youtube.com/user/amiirtutorials

………………………………………………………………………………………………………………………………………….

Advertisements

One comment on “Sidee ku ogaan kartaa specifications computerkaaga Os=windows 7

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s