Gallery

Ku soo dhawoow free Photoshop Online

free online photoshop for amiirproduct Free online Photoshop:

waxaan halkaan ku soo ban dhigaynaa website yada  online ka ah oo kuu sahlaya haddii uusan computerkaaga ku dagsanayn photoshop markaasna ay lagama maarmaan kugu noqotay in aad isticmaashid photoshop adoo u baahan in aad sawir ku hagaajisatid waxaad si toos ah u galaysaa website yadaan  adoo si toos ah u isticmaali kara wixii aad rabtidna ku samaysan kara .

website yadaan photoshop online  qof walbo oo yaqaan face ka hore ee photoshop ka  si sahal ah ayuu sawirada iyo qoraalada uGu samaysan karaa adoo aanan u baahnayn in aad computerkaaga ku dajisid website kaad galaysaa toos waxaad rabtaad ku samaysan kadibna waad iska xiraysaa .

waxaan halkaan ku soo ban dhigaynaa 5 ta website ee uGu caansan  ee free online photoshop :

Sidaad u gashid website ka fadlan riix magaca kii aad rabtid  in aad gashid sida tusaale ahaan hadaad rabtid splashup  riix meesha ay ku qoran tahay splashup sidoo kale hadaad rabtid in aad gashid picmonkey riix isla magaca picmonkey .

01 –SplashUp

free online photoshop for amiirproduct toturials

In comes Splashup, also known as Fauxto, it is a powerful online image editing tool and it is free! It’s easy to use, works in real-time and allows you to edit many images at once. Splashup runs in all browsers, integrates seamlessly with top photo-sharing sites, and even has its own file format so you can save your work in progress.

waxaan dhihi karaa SpliashUP Waa kan uGu dhow photoshop caadi ah asagoo leh dhammaan noocyada kala duwan ee tools ka asagoo aad uga sahlan kuwa kale aan horay usoo tilmaanay .

 

 

02 – PicMonkey

amiir ahmed free online photoshop tutorials and editor

 

 

 

 

 

 

 

 

This is perhaps the only Free picture editor that doesn’t require registration. Upgrade to remove ads, unlike others, PicMonkey is an advance photo editor with a little bit of fun in photo editing.

03 – Picozu

amiirproduct free online photoshop editor

 

 

 

 

 

 

 

 

Perhaps the most beautiful and html 5 compatible photo editor. In this awesome Web-based photo editor, you can upload your photos, apply any number of filters, and use all sorts of funky brushes and drawing tools to make your own creations. Highly recommended! .

04 – Pixlr

pixlr_photo_editor

 

 

 

 

 

 

 

 

 

With more than 600 effects, overlays, and borders to personalize any image, free! Pixlr Express is a fun and free photo editor that lets you quickly crop, re-size, and fix any picture, remove red-eye, and whiten teeth. It is the only online digital photo editor with apps for Android and iOS.

05 – Flickr Aviary

free online photoshop for amiirproduct picture tutorials

 

 

 

 

 

 

 

Flickr, they used to be the number 1 photo sharing site until the birth of social media such as friendster and facebook. Flickr is still around, with some decent photo editing tools.

waxaan rajaynayaa dhammaan akhyaarta iyo asxaabta sharafta leh in ay uu u howl yarayn doono casharkaan mararka ay u baahdaan photoshop ayagoo ku jira internet suuqa ama xaafad kale asagoon computerkaas ku jirin software ka photoshop in uusan wal wal kugu hayn doonin manta wixii ka danbeeya in aad photoshop ku soo dajisid computerka aad halkaan toos uga isticmaali kartid .

lkn waxaa lagama maarmaan ah in uu computerka aad rabtid in aad ku isticmaalaysid internet ku jiro la,aantiis wax kuu shaqaynaya ma lahan . waad mahadsan tihiin dhamaantiin .

intaan casharkaan cashar la mid ah ku kulmi doono waxaan idiin leeyahay Ramadaan Kariim

…………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

                                     Waxaa Qoray : ahmed Mohamed farah

 facebook : facebook.com/amiirtutorials       youtube : youtube.com/user/amiirtutorials

…………………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Advertisements

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s