Gallery

How to Recover or Reset SA Password in SQL Server 2008 ?

40504 Sidee usoo celin kartaa ama dib u haybayn ugu samayn kartaa hadaad ilowdid ama uu kaa lumo SA Password in  SQL Server 2008 ?

Waa software muhim ah oo kuusoo celinaya ama dib u hagaajin ku samaynaya hadaad ilowdid ama crash ku dhaco SA Password in SQL Server 2008 .

fadlan raac sawirada la socda csharka aad bay u sahlan tahay sida loosoo celiyo ama reset loogu sameeyo SA Password in SQL Server 2008 . kala soco sawirada .

Fun Interface ka softwareka   SQL Password Recovery  kadib riix botonka Open soo qaado SA SQAL kan password ka kaaga xiran yahay markuu kuusoo baxo dushiisa kaad rabtid riix kadib waxaad riixaysaa Batoonka Change password .

Fiiri Sawirka hoose ee Casharka :

reset-sql-password

Kadib markaad riixdid Change Password waxaa kuuxaya batonka new password ku qor password ka aad rabtid in aad galisid adoo ka taxadaraya in aadan ilaawin .

Kadib waxaad gujinaysaa Batoonka Finish .

You have change SA password SQL 2008 for a new one and now you can login SQL Server with this new password.

Waad badashay SA password SQL 2008  waxaadna ku badashay mid cusub hadana waad gali kartaa Sql Server adoo ku galaya passwordkaagii Cusbaa .

Waad mahadsan tihiin dhamaan akhyaarta sharafta mudan ka soo qayb qaadashadiina webstie kaan fadlan wixii csharkaan ku saabsan iyo casharadii hore oo baxay ama mid cusub ba waxaad nagala soo xiriir kartaa facebook.com/amiirtutorials

Ka soo Downlaod garayso halkaan Software ka Casharkaan :

Downlaod_icon

…………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

                                                   Waxaa Qoray : Axmed Maxamed Farax

                                                Website ka : Amiirproduct.wordpress.com

                Waxaad nagala soo xiriiri kartaa FACEBOOK.COM/AMIIRTUTORIALS

…………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

                                                                    Ku Laabo Bogga Hore

Advertisements

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s