Gallery

How to Recover Forgotten Windows 7 Password?

i_forget_my__windows7_password

Sidee u soo celiyaa Hadaan ilaawo Passwordka  Ku xiran Windows 7 ?

No Problem !  haka walwalin maanta waxii ka danbeeya arinkaas daawaa loo helay .

waxaan casharkeenaan ku qaada dhigaynaa hadaad ilowdid password ku xiran Windows 7 sidaa u so celin lahayd ( Recovery ) .

hadaba sidaan usoo celino waxaa waajib ah in aad soo Download garaysatid softwarekaan :

windows password recovery enterprise

software kaan waxa uu kuusoo celinyaa hadaad ilowday Password ku xirnaa Windows 7 hadaba sidaan  usoo celinyo ka soo Download garayso software ka page ka dhanka hoose .

Marka hore Soo Downlaod garayso softwareka ka dib ku daji computer kale oo shidan sidaad u aragtid interface ka software ka ama waajahadiisa .

Siduu uga soo kaco ( Boot ) falashka riix ama click sii Batoonka burn ee sawirkiisa ka muuqdo dhanka :

 pBurn windows7 forgotten

ku Burn garee flash ka  ama  CD/DVD kii aad rabtid  in uu ka soo kaco software ku

Kadib gali flaashka Computerka uu kaaga xirmay password ku kadib dami hadduu daaran yahay computerkaagu ama daar hadduu damsan yahay computerka passwordku kaaga xirmaday

kadib marku isa soo shidayo waxaad riixaysaa Batoonka F2 ama Delate  siduu uga soo kaco BIOS

Waa in aad hubisaa in flashka computerka boot ku soo samaynayo  eeg sawirka hoose ee casharka :

usb_bios_forgotten _password

 Waxaad arkaysaa kadib software ka interface kiisa oo ah Windows Password Recovery kadib dooro Windows installation ama meesha goobaabita kuu ishaarayso kadib riix batoonka NEXT . fiiri Sawirka hoose ee casharka :

remove1

Kadib markaad next riixdid wuxuu ku siinayaa sedex option am qaybood oo aad kala dooranaysid oo kala ah :

1- Change Windows password  ( in aad badashid passwordkii aad ilowday )

2- Remove windows password ( in aad masaxdid passwordkii aad ilowday)

3- Create New admin Account  ( in aad samaysatid Password Cusub )

kadib adoo dooranaya falaarta meesha goobaabita ah ay kuu tilmaamayso MIKE  waxaan anagu dooranaynaa Option ka ah

1- Remove  windows password

aday kuu taal mida aad doornaysid adaa khiyaarkaaga leh kadib Next dheh fiiri sawirka hoose ee casharka :

remove forgotten password

kadib markaad Next dhahdid waxaa kuusoo baxaysa sida sawirka hoose ka muuqta waxa uu ku leeyahay congratulations hadduu halkaas gaaro waad ku guulaysatay sidaad passwordka u tiri lahayd , intaas kadib waxaa kuu harsan in aad aad riixdid baatoonka Reboot oo ah restarta in uu computerku dib isku soo shido .

remove3

Gunaanad 

waxaan rajaynayaa casharkaan in aad u riyaaqdeen hadaad ka qabtid casharkaan iyo casharadii hore oo baxay wax su,aal ah fadlan noogu soo dir Facebook.com/amiirtutorials .

Ka soo Download garayso halkaan Software ka casharka :

Downlaod_icon

…………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

                                                  Waxaa Qoray :  axmed maxamed farax

                                                  Webstieka :   Amiirproduct.wordpress.com

                              Waxaad nagala soo xiriir kartaa Facebook.com/amiirtutorials

…………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

                                                                          Ku laabo Bogga hore

Advertisements

4 comments on “How to Recover Forgotten Windows 7 Password?

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s