Gallery

Free Text Massage from website to any Mobile

Ka Dirso halkaan free massage ( massage lacag la,aan ah )

from pc to any number mobilewaxaan halkan kusoo ban dhigi doonaa website yada ugu fiican oo laga diro karo massage free ah ama bilaash, ayadoo dadka inta badan ay dhibsadaan websiteyada laga diro massageyada, ay la kulmaan in uu ku dhaho Registar isku samee ama is diiwaan gali taas oo aysan dadka intooda badanJeclayn,

hadaba sidaan carqaladaas uga gudubno waxaan kuu soo bandhigaynaa websiteyo aan kaa dalbayn Registeration oo aad horay ka dirsanaysid adoon samayn wax isdiiwana galina iyo kuwo kale oo ayagana aad isdiiwan galinaysid intaba taad ka heshid adigaa ikhtiyaarka leh.

Website yada laga helo free massage:


images 1- e-FreeSMS                                   

Websitekaan waa free massage aad u diraysid in ka badan 150 dowladood oo caalamka ah ,   kaa dalban maayo website kaan Register Horay ayaad ka dirsanaysaa massage ka.

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

email2sms-ka-dirso-massager-bilaash-ah 2 -Email2SMS

  Website kaan waxaa laga leeyahay Ruushka waxa uu kuu sahlayaa in aad ka dirsatid massage ama free SMS Caalamka oo idil 100% waa bilaash adoon samaynayn wax Register ah.

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Gmail lacag la,aan ku dirso msage   3– Gmail

Waa adeeg cusub oo ay ku soo biirisay shirkada caanka ah ee Gamail , waa in ka badan 50 massage oo free ah dhamaan caalamka oo idil meesha aad doontid,waxaad kaloo cusboonaysiin kartaa tirada massege yada mar walbo oo ay kaa dhamaadaan . macluumad ku saabsan Websitekaanfadlan halkaan riix . lkn waxaa waajib ah in aad accoun ku leedahay shirkadda Gmail calashaan aad iska diiwaan galisid waa free Registration ku.

Naga raali ahaada khidmadaan sharaxaad ma leh dib ayaan ka soo galin doonaa sida loo isticmaalo.

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Free sms somali massage   4– Free-SMS

Website kaan waxad ka dirsan kartaa massege aad u diraysid Mobile number ayadoo massage ka aad dirtay dhaqso u gaarayo sidii adoo Mobile kaaga ka diray .

lkn waxaa kugu wajib ah in aad iska diiwan galisid kadib waxaad helaysaa 10 massage oo bilaash ah , way kaaga badinayan 10 hadaad asxaabtaada invite ku samaysid .

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

logo  5– FreeSMSNetwork

Website kan wuxuu kuu ogolaanayaa free massage caalamka oo idil tirada inta xaraf aad qori kartid ama uu kuu ogol yahay waa 197 adoon isdiiwaan galin .

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

sms city free massage by axmed  6– SMSCity

Website kaan wuxuu kuu ogolaanayaa in aad ka dirsatid massage bilaash ah adoo u diraya mobile Number maalin walba. wuxuu ku siinayaa prepare  free ah (Rasiid ama lacag) markaad iska diiwaan galisid kadib sidaad u dirtid free massege oo wadamada caalamka ah .

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

logo-01   7– FreeTextMessager

                                                                                                                                                                                              waxaad ka dirsan kartaa Website kaan free sms massagecaalamka oo idil, Wadan walba iyo Numebr walba somaaliya Djbouti ethoia kenya iyo wadan kasta oo kale adoo aanan samayn wax isdiiwaan galin ah , Si dhaqso ah ayuu u gaarayaa massege kaagu ,ayadoo sido kale qoraal ka aad qoraysid intaad doontid diri kara.

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

seasms-worldwide  8- SeaSMS

Website kaan horay ka gal uma baahnid wax Register ah , markaad qoraysid number ka qofka aad u diraysid farinta haku darin (00 ama +) tusaale sidan u qor (46769070900 ) Numberkan mahan mid jira waa tusaale ahaan .    kadib Send horay kadir .

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

mjoy free text massage by axmedmoxamed    9- Mjoy

Website kaan intaad doontid oo Massage ah ayaad ka diri kartaa meesha aad doontidna waad u diri kartaa lkn waa in aad is diiwaangalisaa (  Register Now ) sidaad  u aragtid meesha aad ka diraysid Massage ka.

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

 slide-sms1 by ahmed mohamed   10 – SlideSMS

Website kaan waxa ka dirsan kartaa free massage adoo aanan is diiwaangalin meeshaad rabtid caalamka ayaadna u diri kartaa.

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

text sms by ahmed mohamed  farah   11- TextBySMS

Website kaan cidaad rabtid ayaad u diri kartaa massege saaxiibadaa qoskaaga iyo gacalisadaada ama gacalkaaga meeshuu doono ha joogee adoo aanan is Diiwaangalin .

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

free sms by ahmed mohamed farah12- aFreeSMS

Udir massage meesha aad rabtid number walba oo dunida ah adoon wax is Diiwaan galin ah samayn ( No Register ).

website kaan waa kan ugu fiican oo laga diro massege si dhaqsa ah ayuuna u gaarayaa.

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

freesms  13- jSMSFree

 ka dirso Website kaan free massage number aad rabtid dunida oo idil.

                 Qore axmex maxaed farax cusmaan    website ka amiirproduct

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

                          Gunaanad 

Waxaan rajaynaya website yadaan in ay idin cajabin doonaan insha allah .

haday idinka hor timaado wax dhib ah fadlan comment meesha hoose ku soo qor sidaan kuu caawino, ama ardayda kale kaaga cawiyaan , hadaad garanaysid website kale oo laga diro free massage asxaabtaada ama dadwaynaha uga faa,idee kusoo qor dhanka hoose ee commentiga .

                                   OGAYSIIS OGAYSIIS 

waxaa mar dhow hawada kusoo jira free call ama wacitaan bilaash ah oo ah Somalia America iyo Canada . ha moogaan amiirproduct marwalba iyo meel walba .

………………………………………………………………………………………………………………………………………

                     Waxaa Qoray:    Axmed Maxamed Farax

                       Website ka :     Amiirproduct.wordpress.com

                        Nagala soo xiriir  facebook.com

………………………………………………………………………………………………………………………………………

                                                                Ku laabo Bogga hore

Advertisements

6 comments on “Free Text Massage from website to any Mobile

  1. asc sxb aad baan idin salaamayaa salaan ka dib sxb aad baan idiinku mahad celinayaa sida wanaagsan ee aad walaalihiin ugu soo gudbinaysaan waxaa ku dhaantaan sxb mid baan idin weydiin lahaa tan koowaad smska free ga ah ma shirkadaha caalamiga ah baa mise kuweenii somaaliyana way ku jiraan sida hormuud telesom tan labaad sxb call ka free ga ah markaan isdiwaan geliyey oo aan formkii buuxiyey hadana wuxuu iisoo qorayaa sip is not registered sxb xoogaa faahfaahin ah baan u baahanahay sxb waan ku salaamayaa waxaan ka rajaynayaa inaad sifiican iigu soo jawaabtid

  2. maannshaa alaahu aadbaan sxb mahad ale ayaa iska lah marka xigta walaalaha sida fiican uga dadaalay in ay umadooda ka caawiyaan dhamaan adeegyada kal duwan insha alaahu ilaahay guul iyo camal saalaxa ayaan idiinka rjaynayaa mahadsandiin

  3. sxb idinka oo raali faahfaahin buuxda iga siiya sms freega ah sobobta oo ah waxan joogaa itoobiya iskadaa wadankale e itoobiya dhexdeedii ayan ku guulaysan laayahay in aan diro sms free ah ee say wax ujiraan sxb idinka oo raali ah wixii faahfaahin ah iigu soo dira ahmednajiosman facebuuga. mahadsanadiin

  4. ma ogtahay inaad saaxiibkaa numberkiisa ka garaaci karto samee tilmaamahan
    1.booqo http://www.crazycall.net
    2. markaa is diwaan geli
    3.numberkaga ka dhig numberka saaxiibkaa
    4. marka dhamayso is diiwaan gelinta garaac mobileka saaxiibka .. that is it
    .mid kale uga dir saaxiibka numberkiisa sms
    1.booqo websiteka smsglobal.com

  5. kkkkkkkkkkkkkkk Wxn wax kama jiraan ee Yaanan Nalagu daalin Anigaa tijaabiyay waana Been Ee yaan Waqtiga lagu lumin dadkan Click uun bay iska Rabaan Anigaa ku daalay sxbayaal waana sheeka aan wax ka jirin

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s