Gallery

Sidee looga Tiraa software Windows 7

barashada computerkasidee looga tiraa ama uninstall loogu sameeyaa software ku jira windows 7 ?

 Halkaan waxaan ku baran doonaa hadduu alle idmo casharo basic ah ama bilow oo ku saabsan comptuterka casharadaas oo aan maalin ba mowduuc ku soo qaadan doono hadduu rabi idmo ,

casharkeenaan maanta waxaan ku soo qaadanaynaa sida looga saaro ( Uninstall ) software ama barnaamij ku jiray computerkaaga oo uu ku jiray OS  Win/7 , Fadlan daawo sawirada hoose ee casharka :

Bar ama baro computerka

uninstall-program-windows-7

1- aad meesha ay ku qoran tahay (1)   Start menu

2- ka sii aad dhanka bidix ee falaarta (2)  Control panel

3- waxaad ka sii doornaysaa dhanka falaarta (3)  Uninstall a Program 

…………………………………………………………………………………………………………………………………………………..

Kadib waxaa kuu soo baxaya sawirkaan hoose fadlan eeg falaaraha iyo numberka ay wataan sida ay u kala horeeyaan

uninstall-program-windows-7-b

4- Kadib dooro Software ka aad rabtid in aad ka saartid computerka adoo raacaya falaarta (4)

5- waxaad dhanka midig click siinaysaa Uninstall adoo raacaya Numeber ka falaarta (5)

kadib asagaa Automatic u tirtirmanay waxaa jira software da qaarkood oo agree iyo ku dhahaya lkn sida loo tirtiro waa qaabkaas ama looga saaro computerka .

                                  Gunaanad

aad baad ugu mahadsan tihiin daalacashada website ka amiirproduct wixii macluumaad ah waxaad nagala soo xiriiri kartaan barteena facebook.com

………………………………………………………………………………………………………………………………………

                                  Waxaa qoray :  Ahmed Mohamed Farah

                                        Website ka :       Amiirproduct

             Waxaad nagala soo xiriiri kartaan barteena Facebook.com

………………………………………………………………………………………………………………………………………

Advertisements

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s