Gallery

Internet Download Manager 6.15 Build 3 Final Free Download

IDM Free downlaod

Internet Download Manager 6.15 Build 3 final .

Waa maxay Internet Download Manager ( IDM ) ?

Software kaan internet download manager ama marka la soo gaabiyo loo yaqaan IDM waxa loo adeegsadaa markaad soo Download garaynaysid Softwarada aadka u cul culus tusaale ahaan markaad rabtid in aad soo dajisid software culayskiisu yahay 2GB  ama 5 GB      ama 10GB ama 14 GB ama aad soo dajinaysid flim ama video 5 saac ama 2 saac ama 1 saac iyo bar ah oo hadad is dhahdid soo dagso ama soo Downlaod garayso ay waqti aad u dheer kugu qaadanayso lkn software kaan hadaad isticmaashid waxa aad ku soo Downlaod garaysan kartaa waxaad rabtid waqti aad u yar  asagoo ku soconaya xawaare aad u sareeya .

Waxa uu la shaqeeyaa software kaan    Os :     Windows ®  2000 / Xp / Vista / 7

waxaa waajib ah siduu software ka kuugu shaqeeyo in aad soo Download garaysid Software ka iyo Crack giisa fadlan hoos ka Downlaod garayso labaduba waa muhim .

………………………………………………………………………………………………………………………………………………………….

Sidee ugu dajiyaa software ka ?

Ku dajintiisa software kaan aad bay u sahlan tahay ku duub wax yar sug  2 daqiiqo ugu yaraan asagaa soo kacaya software ku  , ka saar meeshe hoose Task Bark Delate ka dheh  ka eeg sawirka hoose :

Task bar icon idm

Kadib aad meeshaan :       “C:\Program Files\Internet Download Manager”

kadib soo Copy garayso fileka Crack ga  Meeshaas   Past ku dheh kadib xir soo fur  Internet Download Manager .

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………

Markuu kuusoo kaco softwareka Riix meesha kore ee Registration Dhanka kore  kadib waxaa kuusoo baxaysa sidan hoose gali macluumaadka sida ay yihiin ugu qor haddii kale kuu shaqayn maayo .

idmregistration

……………………… u qor sida ay u qoran tahay fadlan …………………………………….

First Name : m ansour 1

 Last Name  :  Chikhi

Email : ennaharonline@hotmail.com

Serial  Number : G8RYU-E1SNN-WSYEL-YK8IC

          Kadib OK dheh .

Serial numbers :

waad isticmaali kartaa Serial numbers kaan kii aad rabtid :

1-      G8RYU-E1SNN-WSYEL-YK8IC

2-      7G7QY-NZWKQ-23KRA-RAMQ4 

3-     D4B22-SWRY9-FLFVP-NETDI

 

………………………………………………………………………………………………………………………………………………………….

Ka dig toonoow Haduu kuu soo Baxo sidan  iska ilaali in aad Update riixdid hadii kale shirkadu waxay ku ogaan in aad Crack isticmaalaysid kadib way kaa xiraysaa mar walbo aad aragtid sawirkaan Hoose Cancel iska dheh ama iska xir :

koskomputer-screenshot-74

                                        Digniin

  Hadday kuusoo baxdo Check For Update cancel iska dheh

………………………………………………………………………………………………………………………………………………………….

Hadduu Serial number ka kuu shaqaynayo waa in uu Registration ku Jam noqdaa ama wax aan la Gujin karin la riixi karin lagu dhufan karin muuska sida sawirka hoose ka muuqata  eeg hoos :

up

Hadduu saas uu soo baxo waad ku guulaysatay Registration kaagii .

………………………………………………………………………………………………………………………………………………………….

Halkaan hoose ka Download garayso software ka iyo crack giisa :

…………………………….Software ka halkaan ka Downlaod garee  hoose :……………………………………………….

                

khaledmalkii-download

           

………………………………………..Halkaan hoose ka Downlaod garayso Crack ga …………………………………………….

  

khaledmalkii-download

…………………………………………………………………………………………………………………………………..

Waxaa Qoray :               Axmed Maxamed Farax

Website kena  :            amiirproduct.wordpress.com

waxaad nagala soo xiriiri kartaa  Facebook.com

…………………………………………………………………………………………………………………………………..

                                             Ku laabo Bogga Hore

Advertisements

4 comments on “Internet Download Manager 6.15 Build 3 Final Free Download

  1. Pingback: Teamviewer 2013 FREE Downlaod : Sidee Computer uga hagi kartaa adoo meel kale jooga | amiirproduct hoyga barashada computerka

  2. aad iyo aad waxaan u taageeraa webkan cajiibka aha ee wax walba luuqadaada hooyo kuugu faah faahinaya laakiinwixii aan rabey waa lacag ee maxaan sameeyaa

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s