Gallery

TeraCopy Free Download

TeracopyTeraCopy :

                                               Waa maxay TeraCopy ?

Software kaan TeraCopy waxaa loo adeegsadaa dadajinta ama kordhinta speedka markaad Copy samaynaysid,waxa uu ku soconayaa speed ama xawaare aad u sareeya .

Waxuu la shaqeeyaa softwarekaan 

              Windows   7 64 bit /  XP  vista

SIZE KA :     3 MB

Software :   FREE

  Fadlan Downlaodka softwareka ama sidaad u soo dajisid ka eeg meesha  hoose ee page ka .

……………………………………………………………..…………………………………………………………………………….

                                           Sidee ugu dajiyaa?

Fadlan raac sawirada hoose sidaad ugu dajisid ama install ugu samaysid .

1- marka hore waa in aad soo Downlaod garaysaa softwareka

2- labajeer riix software ka kadib waxaa kuusoo baxaya sawira hoose :

1

    Fadlan dooro Next 

……………………………………………………………3…………………………………………………………………………….

markaad gujisid Next waxaa kuusoo baxaya sawirkaan hoose oo ku xiga :

2

     waxaad dooranaysaa   I accept the agreement 

     Kadib NEXT ka sii dooro

……………………………………………………………4…………………………………………………………………………….

markaad gujisid Next waxaa kuusoo baxaya sawirka hoose oo ku xigi doona :

3

    kadib waxaad doorataa NEXT

……………………………………………………………5…………………………………………………………………………….

 Markaad dooratid Next waxaa kuusoo bixi doona sawirka ku xiga :

4

    waxaad dooranaysaa meeshaad du dajin lahayd softwareka inta badan waxa uu soo qabsadaa      si Automatic ah  “C:\Program Files\TeraCopy ” marka hadaad rabtid meel kale waad dooran   kartaa .

   kadin Next dooro

……………………………………………………………6…………………………………………………………………………….

kadim markaad Next dhahdid waxa kuu soo Bixi doonta sawirka xiga ee hoose :

5

   Kan sidiisa u daa Next sii dheh . hadaad rabtid tan ka koraysan ee Disk icon hadaad rabtid waad gujin kartaa siduu iconka software ka kuugu geeyo Desktop ka .

……………………………………………………………7…………………………………………………………………………….

kadib markaad Next dhahdid waxaa kuusoo bixi doona sawirka ku xiga :

6

      Hataaban software ka ayuu ku dajinayaaye

……………………………………………………………8…………………………………………………………………………….

kadib waxaa kusoo bixi doona markuu dhameeyo install ka sidan hoose :

7

    wax kale ha samayn Next riix

……………………………………………………………9…………………………………………………………………………….

markaad next samaysid ama riixdid waxaa kuusoo bixi doona sawirka xiga ee hoose :

8

    Finish  guji sidaad u dhamaysid Install ka .

waad ku dajisay Software ka waxaa kuu dhiman oo kaliya sxb in aad activate samaysid oo password ka ku soo copy garaysid .

……………………………………………………………10…………………………………………………………………………….

halkaan hoose ka daawo sawirada sidaad u active garayn lahayd:

9

     soo Copy garayso Serial number ka  ama waxaad u taqaan Password ka.

……………………………………………………………11…………………………………………………………………………….

kadib waxaad tagaysaa markaad copy soo samaysatid Password ka sidan hoose :

10

   waxaad  Dhanka bidix ee muuska click ku siinaysaa barta  Menu  kadib waxaad ka sii   dooranaysaa  About oo kuusoo bixaysa sida sawirak ka muuqata .

……………………………………………………………12…………………………………………………………………………….

Kadib waxaa kuusoo baxaya sawirkan hoose :

11

   Dooro meesha ay ku qoran tahay INTER KEY    Kadib password ka ku past garee ama past dheh ama Qor hadduu past kaa diido waa isku mid .

……………………………………………………………13…………………………………………………………………………….

kadib waxaa kuu soo baxaysa sada sawirka hoose ka muuqata ee ah sidan hoose :

12

     Waa in uu kuu soo qaraa sida sawirka ka muuqata qoraalkaas haddii kale sericalka iska sax .

      Thank you for registration !   please restart Teracopy .

     oo macnaheedu yahay 

(( Waad ku mahadsan tahay in aad isdiiwaan galisay !  fadlan xir oo mar labaad fur softwareka Teracopy )) afsomali .

……………………………………………………………14…………………………………………………………………………….

kadib siduu ku leeyahayba  xir softwareka kadib soo kici mar labaad .

waxa uu kuugu shaqayn doonaa sidan soo socota oo kale .

13

Waaaaad ku guulaysatay in aad ku dajisid software ka cabdoow aad baad u mahadsan tahay .

Software kaan aad buu muhim ugu yahay dadka haysta computerada aadka u gaabiya .

Ka soo Download garayso Softwareka Halkaan hoose :

khaledmalkii-download

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………

 Waxaa Qoray:  Axmed Maxamed Farax

  Website:    amiirproduct.wordpress.com

  Wixii macluumaad ah halkaan baad nagala soo xiriiri kartaa    Nagala soo xiriir halkaan

……………………………………………………………………………………………………………………………………………………………

Fadlan ku laabo bogga hore

Advertisements

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s