Gallery

Soo Download garayso AVG Internet Security 2013 halsanoo bilaash ah

AVG internet securaty 2013

Barnaamijkaan AVG Internet Security 2013 waa Antivirus dhamaystiran oo kaa celinaya dhamaan wixii kaa qaribi kara computerkaaga kana ka hor istaagi kara dhibaatooyinka Virus ku keeeno sida markaad isticmaalaysid Internet  ka  ama mar aad flashkaaga internetka wax uga soo qaadatay kadibna aad computerka galisay adoon Scan marin ama uusan computerkaaga ku jirin antivirus adag .

Shirkadda caanka ah ee AVG waxay macaamiisheeda sanad dhan oo bilaash ah uga dhigtay  Antivirus ka AVG Internet Security 2013.

Dabcan waa jaanis aad u fiican taasna waxaan jeclaystay in uusan jaaniskaas dhaafin asxaabtayda iyo dhamaan dhalinta soomaaliyeed oo kale taasna waxay igu qasabtay in aan usoo tarjumo cashar laga sameeyay Avg aan website ku dhex arkay.

Hadaba yaanan Hadal  idinku daaline AVG Internet Security 2013 waxuu ka mid yahay antivirus yada ugu adag uguna  awooda badan ee manta la isticmaalo .

Avg waxa uu ku shaqaynayaa labada nidaam ee kala ah 32 bit iyo 64 bit.

Soo Download garee 32 bit

http://www.avg.com/download-file-x86-triisc-huawei

Soo Download garayso 64 bit

http://www.avg.com/download-file-x64-triisc-huawei

……………………………………………………………………………………….

Waxaa qoray :      ahmed mohamed farah

Email adress :        amiirproduct@hotmail.com

………………………………………………………………………………………

                                                    Kulaabo bogga hore

Advertisements

5 comments on “Soo Download garayso AVG Internet Security 2013 halsanoo bilaash ah

  1. Pingback: Waa maxay virus ? | Amiir Ahmed Tutorials

  2. asc walal waa mahad santihiin marka hore aniga marka is dhaho wax soo dagso wa uu iga diida xata chormka ima shaqeenayo wabseedyada wax laga soo dagsado wa ow iga diidanyahay marka maxa sameeeyaa

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s