Gallery

sidee password ugu xiri kartaa Microsoft Office 2007 Documents

by ahmed mohamed

by ahmed mohamed

waxaad password ku xiri kartaa warqadaha ama dukumentiyada adiga kuu khaaska ah ee computerkaaga ku jira ee ku qoran microsoft office 2007 .
Hadii aad tahay qof isticmaala Microsoft Office 2007,wixii dukimenti aad  sameysid waxaad dooneysaa in dadka kale ee kula isticmaala computerka aaaney eegin, hadaba casharkan waxaan ku baran doonaa sida baaswoorka loogu xiro Microsoft Office Document.
Microsoft xoogaa wey yara bedeleen, hadii loo eego Microsoft Office 2003. hadaba sawirada iyo qoraalka hoos ku yaal sii raac, si aad baaswoor ugu xirtid dukimintigaada qaaska kuu ah.
1- Riix Microsoft Office  Button- ka dibna dheh Save as
2- Ka dib riix Tools adigoo dooranaya General Options
3-  Hadii aad dooneysid in qof kale uu furan karo dukomentigan, waxaad siin kartaa Baaswoorka.
     iyo adigoo isla markaana sameysan kara baaswoor kuu gooni ah.
4- Xataa waxaad dooran kartaa Aqri keliya ama Read-only , kaasoo isla markaana baaswoor aad gelin kartid.
kala soo xiriir safaxadda caalamiga ah amiirproduct
ama safxadeena facebook        facebook.com/amiirtutorials
twitter waxaad nagala soo xiriiri kartaa   twitter.com/amiirtutorials
ama cinwaankena ah   amiirproduct@gmail.com ama hotmail.com
ku laabo bogga hore ee amiirproduct                halkan gujji
Advertisements

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s