Gallery

Zadarma : wacitaan lacag,aaan ka dirso iyo numbero ka mid ah somalia

free-call                               Ka daawo halkaan video ga casharka  

ku waco wadankaaga hooyo somalia lacag la,aan shirkadda african online

Zadarma :

website kaan oo laga leeyahay dalka ruushka ayaa waxaa uu kuu sahlayaa in aad ka wacatid wadamada qaarkood oo uu bilaash kaaga dhigayo dhowrdaqiiqo sidoo kalena wadamada qaarkood uu bilaash lacag la,aan yahay sida wadamada hoos ku xussan :

America

France

Somalia African online Numbers

iyo  Canada ………

sidaad bilaash ugu wacatid markaad u baahan tahay ehelkaaga iyo qaaraabada ama sxbkaa oo wadamada aan korka ku xusnay midkood jooga . waxaad u baahan tahay in aad iska register garaysid .

1- marka ugu horaysa gal   websiteka        http://zadarma.com/en/    ama      Gujji halkan  .

2- fadlan ka dhig luuqadda english inta aadan register samaynin  waa meesha kore ee eng ku qoran tahay ee dhanka bidix ee sare . fadlan fiiri sawirka falaarta baluuga ah mesha ay hayso .

samee registry  (   is diiwaan galisid ) . in aad is diiwaan galiso waa lagama maarmaan haddii kale waxba ma samayn kartid .

1

3-  marka aad is diiwaan galiso oo uu kuu furmado magaca aad isku diiwaan galisay markaas waxaad tagaysaa meesah ay ku qoran tahay Make Calls ka sii tag Webphone  oo sare fadlan eeg sawirka labaad ee page kan .

2

waxii intaas ka danbeeya waxaad wacan kartaa wadamada qaarkood . sida :

wadamada yurub iyo carabta waxa laguu ogol yahay daqiiqado lkn mar kasto oo uu kaa go,o waad ku ceshan kartaa . lkn ogow waa xadidan yahay maalintii daqiiqado xadidan ayaa laguu ogol yahay .

cap

Wadamada bilaash ka ah oo lacag la,aanta ah waxaa ka mid ah :

AMERICA

CANADA

FRANCE

Somalia African online Numbers

Waad mahadsantihin dhamaan ardayda somaliyeed meel kasta aad joogtaan . waxaan filayaa in aadk u faaideen .

                                                                            Ka daawo halkaan video ga casharka 

…………………………………………………………………………………………………………………………………..

Amiirproduct.wordpress.com

by ahmed mhamed farah

……………………………………………………………………………………………………………………………………

Ku laabo bogga hore ee amiirproduct

Advertisements

5 comments on “Zadarma : wacitaan lacag,aaan ka dirso iyo numbero ka mid ah somalia

  1. Pingback: Zadarma : wacitaan lacag,aaan ka dirso halkan | Amiir Ahmed Tutorials

  2. asc dhamaan madaxda sharafta leh shaqaalaha intaas kadib walaalyaalow ani wuu ii diidey in aan sameysto freecalling marrkasta wuxuu ileeyahey password kaaga ha ahaado mid numbaro iyo xarfa isku jira ah yuuna kayaraan 8 xaraf marka maxaa xal ah mahadsanidiiin

  3. asc dhamaan madaxda wabseetkaan intaas kadib walaaalayaalow aniga waa uu ii diiday ina sameesto wabseetka markoow ii soo qabto waaba nuuckale sida meesha ku sawiran markaa sharxeesiiin maba aha aniga midkale ayuw ii soo wabanaa marka ii faa,iideeya waa mahad santihiin dhamaantiin

Ka dhiibo fikirkaaga

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s